Courses

Our Most
Popular Courses img not found

Quran Kareemka

Dugsigu waxa uu bixiyaa courses lagu barto akhriska , xifdiga iyo axkaamta quraanka kariimka ah.

Higaada

Waxa muddo aad u kooban aad ku baran doontaan , akhriska iyo Qoraalka higaadda (farbarta ).

Caqiidah

Caruurta yaryar iyo dadka waa weynba waxa sifiican loo barayaa caqiidada saxda ah ee diintena.

Tarbiyada Caruurta

Caruurta yaryar iyo dadka waa weynba waxa sifiican loo barayaa tarbiyadda iyo akhlaaqda suuban.

Ducooyinka

Ardayda waxa la xifdisiinayaa ducooyinka ka sugnaaday nabigeena(SCW).

Barashada Fiqhiga

Caruurta yaryar iyo dadka waa weynba waxa sifiican loo barayaa axkaamta fiqhiga.

Tafsiir

Waxa la barayaa dhaman ardayda, tafsiirida ama macnaynta Quraanka kariimka ah.

Tajwiid

Barashada axkaamta tajwiidka, Sixidda carabka iyo saarista laxniga.

Barashada Salaada

Waxa la barayaa ardayda, Shuruudda salaadda, tiirarkeeda, waajibkeeda iyo sunayaasha.