About

Welcome to Amiin Quran Online
img not found
img not found

Hel waxbarasho tayo leh

Warbixin kooban oo ku saabsan dugsiga
Amiin img not found Quran Online

Amiin Quran Online waa dugsi quran online ah oo lagu barto Quraanka kariimka ah iyo culuumtiisa. Dugsiga Amiin waxa la aas aasay Bishii November sanadki 2016. Dugsigu waxa uu u taaganyahay kor u qaadidda aqoonta diineed ee ubadka soomaaliyeed gaar ahaan kuwa kunool qurbaha. Dugsigu waxa uu gaar u yahay qurbajoogta soomaaliyeed ee ku nool daafaha dunida. Waxbarashada dugsigu bixiyo waxa ka faa'idaysan kara caruurta yaryar iyo dadka waaweyn labadaba. Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool , iyadoo laga caawinayo waxbarashada iyo tarbiyadda ubadkooda.

  • Kubaro quranka iyo culuumta diinta hab online ah.
  • Waxaa kuu diyaara macalimiin khibrad leh.
  • Dooro wakhtiga aad rabto.
Register now
img not foundimg not found

Vision

Waxaan hiigsanaynaa soo saarista barbaar xifdisan, kuna dhaqma quraanka kariimka ah oo ku nool dhammaan daafaha dunida.

Mission

Amiin Quran Online waa dugsi lagu barto quraanka iyo culuumtiisa iyadoo la adeegsanayo tiknoolajiga casriga ah.

Why Choses Us

Amiin Quranimg not found Online

Amiin Quran online is an online school which teaches Quran and Islamic knowledge. It was established in 2016 in November. Qualified and experienced female and male teachers are ready for you in Amiin. We use different languages like: Somali, English, and Arabic. Some classes are English to English to help our children that can't able to understand Somali language.

Amiin Quran Online is one of the leading Somali online academies that offers Islamic studies. With a lot of satisfied students all over the World including Europe Countries, USA, Canada, Australia, and others. Do you want to read the Quran with proper pronunciation (Tajweed)? Would you and like your child to memorize the Quran (Hifz) but you don't know where to start?

JUST JOIN US AND GET HIGH QUALITY EDUCATION

img not foundimg not foundimg not foundimg not foundimg not found