Maxaad ku dooranaysaa Amiin ?

(Why to choose Amiin)

one to one classess
Flexible Timings

Ardayga waxa loo galayaa classka wakhtiga uu doorto ama uu waalidkiisu doonayo.

one to one classess
One – to – One classes

Arday walba waxa uu helayaa wakhtigisa gaarka ah., mana jiraan xiisado badan oo macalinku halmar wada galayo.

one to one classess
Classes by group

ardayda intii isku meel maraysa class ayey wada dhiganayan.

one to one classess
Male/ Female Teachers.

Dugsiga Amiin wuxu kuu diyaariyay macalimiin rag iyo haweenba leh oo khibrad iyo aqoon buuxda u leh duruusta ay bixinayaan.

one to one classess
Quality Curriculum

Manhaj tayo leh oo ay diyaariyeen macalimiin khibrad leh.

one to one classess
Enough Time.

Waxa dugsiga ka go'an inuu ardaykasta siiyo wakhti kufilan oo uu ku fahmi karo casharada.

Amiin Quran Online

Dugsiga Waxa kugu diyara macalimin khibrad leh.

Dugsiga waxa kuugu diyaar ah macalimiin gabdho iyo wiilal ba leh oo aqoon iyo khirbad u leh duruusta ay bixinayaan.

We have both male and female teachers who are knowledgeable and experienced in their teaching.

Sidee wax loo dhigtaa?

Duruusta waxa lagu bixinayaa hab ONLINE ah iyadoo la adeegsanayo Applications ka Skype ka & Zoom ka Arday walba waxa loo galayaa wakhtigiisa gaarka ah , xiisadduna waxay ku soconayaa Hab toos ah ( LIVE Streaming )

Koorsooyinka lagu barto dugsiga

(Courses we provide)

Higaada

Waxa muddo aad u kooban aad ku baran doontaan , akhriska iyo Qoraalka higaadda (farbarta ).

Quran Kareemka

Dugsigu waxa uu bixiyaa courses lagu barto akhriska , xifdiga iyo axkaamta quraanka kariimka ah.

Caqiidah

Caruurta yaryar iyo dadka waa weynba waxa sifiican loo barayaa caqiidada saxda ah ee diintena.

Tarbiyada Caruurta

Caruurta yaryar iyo dadka waa weynba waxa sifiican loo barayaa tarbiyadda iyo akhlaaqda suuban.

Ducooyinka

Ardayda waxa la xifdisiinayaa ducooyinka ka sugnaaday nabigeena(SCW).

Barashada Fiqhiga

Caruurta yaryar iyo dadka waa weynba waxa sifiican loo barayaa axkaamta fiqhiga.

Dhacdooyin

(Upcoming Events)

Tartanka Ramadanka ee Dugsiga Amiin

April 24, 2020

Hargeisa

Guud ahaanba waxa dugsiga ka bilaabmaya tartanka bisha barakayan ee Ramadaan.

Tartanka Quranka Kareemka Wareega labaaad.

December 05, 2020

Hargeisa

Maalinta sabtida waxaa insha allahahu tacaala dugsiga ka qabsoomidoona tartankii quranka kareemka wareegiisi labaad.

Maqaalada iyo Wararka

(Blogs and News)

OGAYSIIS MUHIIM AH

Dugsigu wuxu qadanayaa arday cusub bishan...

Ogaysiis

Ogaysiis! Fasaxa Dugsiga

Sunnaha Rasulka صلى الله عليه وسلم Raaciddeedo waa waajib

Allaah waxa uu inoo soo diray Rasuul, Waxana uu waa jibiyay Rasuulkaa in laraaco...

Pricing

Pricing

2 classes/week
$20/MON
  • 2 days/week
  • All ages
  • All subjects
3 classes/week
$25/MON
  • 3 days/week
  • All ages
  • All subjects
5 classes/week
$30/MON
  • 5 days/week
  • All ages
  • All subjects

Maxay naga yidhaahdeen waalidka/ardaydu

(What the parents/students say about us)