HomeEvents
Tartanka Ramadanka ee Dugsiga Amiin

April 24, 2020

Hargeisa

Guud ahaanba waxa dugsiga ka bilaabmaya tartanka bisha barakayan ee Ramadaan.

Tartanka Quranka Kareemka Wareega labaaad.

December 05, 2020

Hargeisa

Maalinta sabtida waxaa insha allahahu tacaala dugsiga ka qabsoomidoona tartankii quranka kareemka wareegiisi labaad.

Shirka Dugsiga

December 25, 2020

Hargeisa

Kulan Sanadeedka dugsiga amiin waa kulan lagaga hadlo horumarka dugsiga iyo sidii kor loogu qaadi laha waxbarashada uu bixiyo dugsigu.