



Hargeisa
Fasaxa Dugsiga ee munaasibadda Eid al-adha

Wargalin muhiim ah
Maamulka dugsiga Amiin Quran Online waxa uu ku wargalinayaa dhammaan waalidka iyo ardaydaba in dugsigu fasax noqon doono muddo HAL USBUUC ah, laga bilaabo 28 June 2023 ilaa 7 JULY 2023 munaasibada CIIDA awgeed.
Duruusta waxa dib loo bilaabi doonaa 8 July 2023 Inshaa Allaah.
Important Notice
The administration wishes to inform parents and students that the school will be closed for ONE WEEK, from 28 June 2023 to 7 JULY 2023 for the EID festival.
Lessons will resume on 8th July 2023 inshaa Allaah.